Home » Archives by category » Uncategorized
DEG DEG:- Ciidamada Geesiyaalka Puntland oo Cagta Mariyey Kuwo Somaliland……

DEG DEG:- Ciidamada Geesiyaalka Puntland oo Cagta Mariyey Kuwo Somaliland……

Ciidankii Somaliland ee ku sugnaa Jiida Tukaraq ee duleedka deegaanka Tukaraq ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaaf ba’an. Ciidankii Beesha Habar-Yoonis iyo Ciidagale (Garxajis) oo saaka ka baxay ciidankii Somaliland ee ku sugnaa jiida Godqaboobe ayaa saaka u ambabaxay dhanka magaalada Burco. Talaabadan ayaa timi kadib markii Muuse Biixi Cabdi uu xabsiga dhigay Suldaan […]

DEG DEG:- Madaafiic ku hoobaneysa Deegaanla Tukaraq & Xaalka oo Kacsan ……

Goobjoogayaal kusugan deegaano ka durugsan magaalada Tukaraq ayaa sheegaya in la maqlayo hubka culus oo ay adeegsanayaan ciidamada Puntland iyo Somaliland, kaas Saraakiil katirsan ciidamada Difaaca Puntland ayaa usheegay warsidaha Puntlandtimes in ay ka jawaabayaan Daan-daansiga maamulka la baxay Somaliland, ayna talaabadaas tahay mid ay sugayaan Shacabka Puntland oo aad uga war-sugaya arrimaha Difaaca iyo […]

Continue reading …
DEG DEG UDAAWO:- Qaabkii Shilka Diyaaradeed uga Dhacay Garoonla Muqdisho !

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, goor dhaw waxaa Garoonka ka dhacay Shil diyaaradeed. Shilka ayaa yimid, kadib markii diyaarad ay leeyihiin Midowga Yurub ay ku dhacday diyaarad kuwa shacabka ay raacaan oo taalay Garoonka Aadan Cadde. Diyaarada Shilka sameysay ayaa xilligaas rabtay inay meel Parking ah […]

Continue reading …
Taliyaha booliska oo wada qorshe rajo galinaaya dhalinyarada booliska

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Taliyaha KMG ciidamada Booliska Somalia Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax, uu wado qorshooyin uu shaqadaha uga fadhiisinaayo Saraakiisha Booliska ee da’da ah. Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax, ayaa la sheegay inuu doonaayo ka hor inta aan xilka KMG ah laga qaadin uu isbedel ku sameeyo dhammaan Saldhigyada Booliska ee Gobolka […]

Continue reading …
Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Degaanadii lagu Dagaalamay Ee Gobolka Sool

Wararka ka imaanaya deegaanka Gumburka oo ka tirsan gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa abid Ee Puntland maanta deegaankaasi lagu daad guraynayo kadib markii dagaal xoogani deegaanka Gumburka uu ku dhex maray Malayshiyaad halkaas wada daga. Ciidamadani ayaa ujeedkoodu uu yahay kala dhex galida Beelaha walaalaha ah, waxaana lasoo sheegayaa in xaaladu ay […]

Continue reading …
Deg Deg:- Xildhibaano Calooshood ushaqeystayaal uu Mooshin ka Gudbiyey Farmaajo & deg deg …..

-Sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee routers xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa wada mooshin xilka looga qaadayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Wakaaladda oo soo xiganeysa Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegtay in Madaxweynaha ay xildhibaanada ku eedeeyeen ku xad gudubtay Dastuurka KMG ah, Qiyaano qaran iyo Bur Burinta maamul Gobaleedyada. Xildhaan […]

Continue reading …
Deg Deg:- Afgambigii imaaraatka ay uwakiilatay  RW CC &  C C Shakuur oo dhicisoobay …..

Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa talaabadii ay dowlada Federaalka ah ee Somalia ku xirtay Siyaasiga CC Shakuur oo kamid ahaa Musharaxiintii doorashada kula tartameysay Madaxweyne Farmaajo. Warar hoose oo aan ka helnay ilo ka tirsan Xarunta Villa Somalia iyo Xafiiska Xeer ilaalnta, ayaa xaqiijiyay in kiiska weerarka CC Shakuur uu soo degdegay […]

Continue reading …
Dhageyso:- Xaaf oo war deg deg ah kasoo saaray Sii C C Shakuur !

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Saakay Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Qaabkii loo siidaayay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame,waxaana uu Tilmaamay in Qaab Damiin ah lagu soo daayay Siyaasiga. Madaxweyne Xaaf ayaa Xusay in Dadaal dheer loo galay siideynta C/raxmaan C.shakuur Warsame,iyadoo uu Tilmaamay in […]

Continue reading …
Yaa Damiintay Cabdiraxmaan Cabdishakuur? (Akhriso)

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, ayaa waxaa goor dhow laga sii daayay Xarunta Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), oo uu ku xirnaa tan iyo habeenkii Axada. Ka dib wadahadalo saacado badan qaatay oo tan iyo galabta ka soconayay Magaalada Muqdisho, ayaa lagu guuleystay in xabsiga laga sii daayo Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame. Wada hadalo […]

Continue reading …
Daawo Muuqaalkii iyo sawirkii ugu horeeyey ee laga qaaday Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ay gacanta u duuban tahay

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, ayaa waxaa goor dhow laga sii daayay Xarunta Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), oo uu ku xirnaa tan iyo habeenkii Axada. Ka dib wadahadalo saacado badan qaatay oo tan iyo galabta ka soconayay Magaalada Muqdisho, ayaa lagu guuleystay in xabsiga laga sii daayo Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame. Wada hadalo […]

Continue reading …
Page 1 of 212