Home » Archives by category » WARARKA MAANTA
DAAWO| Qaabkii beesha Dhul bahante ay Hubka uqaadatay & Xaalka Tukaraq oo…..

DAAWO| Qaabkii beesha Dhul bahante ay Hubka uqaadatay & Xaalka Tukaraq oo…..

Deegaanka God qaboobe ee gobolka Sool ayaa waxaa kusii qul qulaya ciidamada ugu badnaa ee Beesha Maxamed Siyaad (Ugaadh yahan) oo kamid ah Beelaha ugu waa weyn Beel weynta Dhulbahante kadib markii ay Beeshu aqbashay codsigii Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud ee ku aadana in meel qudha looga soo wada jeesto dagaalka Somaliland. Ciidamadani […]

DEG DEG| Ciidanka Dowladda Puntland oo Qarka usaaran iney lawareegaan Laascaanood !

Wararkii ugu dambeeyey ee haatan soo gaadhaya Warsidaha Garbahaareey ayaa sheegaya in ay jirto cabsi dagaal oo aad u xoogan kadib markii ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa Puntland ay iskaga hor yimaadeen deegaano dhaca Koonfurta gobolka Sool. Deegaanka Xoore oo magaalada Laascaanood 70 KM dhanka Koonfureed kaga beegan ayaa waxaa maanta gaadhay ciidamada difaaca Puntland […]

Continue reading …
DEG DEG:- Ciidamada Geesiyaalka Puntland oo Cagta Mariyey Kuwo Somaliland……

Ciidankii Somaliland ee ku sugnaa Jiida Tukaraq ee duleedka deegaanka Tukaraq ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaaf ba’an. Ciidankii Beesha Habar-Yoonis iyo Ciidagale (Garxajis) oo saaka ka baxay ciidankii Somaliland ee ku sugnaa jiida Godqaboobe ayaa saaka u ambabaxay dhanka magaalada Burco. Talaabadan ayaa timi kadib markii Muuse Biixi Cabdi uu xabsiga dhigay Suldaan […]

Continue reading …
Muxuu salka ku hayaa duulanka siyaasadeed ee laggu qaaday gudoomiyaha gobalka Banaadir Taabit Cabdi ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa wajahaya cadaadis siyaasadeed oo uga imaanaya Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, tan iyo markii Guddoomiyuhu ku dhawaaqay shir looga tashanayo aayaha Gobolka Banaadir, si dadka ku nool Gobolka ay u helaan xuquuqdooda matalaad si la mid ah gobollada kale ee dalka. Cadaadiskan oo qaab beeleed […]

Continue reading …
DHAGEYSO :- Sir Culus oo laga Helay Shirkii diyaaradeed ee Muqdisho !

Wararka ka imaanaya Garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay saaki isku dhaceen laba diyaaradood oo mid ay soo dageysay midna horay u fadhisay gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho. Diyaarada soo dageysay ayaa waxaa iska leh Midowga Yurub halka Diyaarada kala ay aheed mid shacabka qaada oo taalay Garoonka Diyaarahada Aadan […]

Continue reading …
Duqa Muqdisho Thaabit oo diiday In Iscasilo & dalabkii Kheyre …….

Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay ka laabtay qorshe uu damacsanaa in uu isku casilo. Guddoomiyaha oo ay bar bar fadhiyeen Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, Xubno wasiiro ah, Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi iyo Odayaal dhaqan ayaa damcay in uu is […]

Continue reading …
Faah Faahin:- Ciidamada Kenya oo Madaafiic ku Garaacay M/Ceelwaaq.

Ciidamada RB ee Nabad sugida Kenya ayaa xalay fiidkii waxay  gudaha usoo galeen Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaga oo kasoo roqaansaaday Deegaanka Ceelwaaq Kenya. Korneel Aadan Axmed oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada Xooga soomaaliya oo Garbahaareey lahadlay ayaa sheegay in Ciidamada Nabad sugida Kenya ay duqeeyeen Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo isla markaana […]

Continue reading …
AKHRISO+MAGACYADA: Wasiiradii ugu badnaa oo  katirsan Xukuumada RW Kheyre oo shaqada laga  ceyriyey & Siyaasadda Somalia oo isbedeshay

Warar cusub oo xiligan laga helayo Xaafiiska Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa daaha ka rogaya in wasiiradii ugu badnaa ee katirsan Xukuumada Faderaalka ay xilalkoodii waayeen, ka dib isku shaandheyn ka soo baxay Xasan Cali Kheyre, waxaana xubnahaas kamid ahaa rag iyo gabdho aad ugu dhawaa Madaxweynaah Soomaaliya. Ra`iisulwasaare Kheyre ayaa la xaqiijiyey in uu meesha ka […]

Continue reading …
DEG DEG:- Madaafiic ku hoobaneysa Deegaanla Tukaraq & Xaalka oo Kacsan ……

Goobjoogayaal kusugan deegaano ka durugsan magaalada Tukaraq ayaa sheegaya in la maqlayo hubka culus oo ay adeegsanayaan ciidamada Puntland iyo Somaliland, kaas Saraakiil katirsan ciidamada Difaaca Puntland ayaa usheegay warsidaha Puntlandtimes in ay ka jawaabayaan Daan-daansiga maamulka la baxay Somaliland, ayna talaabadaas tahay mid ay sugayaan Shacabka Puntland oo aad uga war-sugaya arrimaha Difaaca iyo […]

Continue reading …
DEG DEG UDAAWO:- Qaabkii Shilka Diyaaradeed uga Dhacay Garoonla Muqdisho !

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, goor dhaw waxaa Garoonka ka dhacay Shil diyaaradeed. Shilka ayaa yimid, kadib markii diyaarad ay leeyihiin Midowga Yurub ay ku dhacday diyaarad kuwa shacabka ay raacaan oo taalay Garoonka Aadan Cadde. Diyaarada Shilka sameysay ayaa xilligaas rabtay inay meel Parking ah […]

Continue reading …
Page 1 of 12123Next ›Last »