Home » Archives by category » CONTACT US
Beesha Murusade ayaa la aaminsan yahay inay Awood Meliteri ay sameysatay 8 bil uu xilka haayo R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Beesha Murusade ayaa la aaminsan yahay inay Awood Meliteri ay sameysatay 8 bil uu xilka haayo R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Beesha Murusade ayaa la aaminsan yahay inay Awood Meliteri ay sameysatay 8 bil uu xilka haayo R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Siyaasad ahaan waxaa la sheegay in sida khudbad jeedinta iyo soo jiidashada Maskaxda dadka Khudbadihiisa dhageysta uu ku fiican yahay Xasan Kheyre taasi oo sahashay in dad badan ku dumaan taageero siintiisa. Murusade oo […]

Caaqilada Iyo Nabadoonada Kasoo Jeeda Beesha Siyaasi C C Shakuur Oo Baaq U Jeediyey Shacabka

caaqil c raxiin xasan fanax oo kamid ah caaqilada beesha uu kasoo jeedo siyaasi c raxmaan c shakuur ayaa shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay is dajiyaa xili maanta lagu waday in siyaasi c ramaan c shakuur maxkamada gobolka banaadir lasoo is taajiyo isagoona sheegay in ay wadaan dadaalo xal loogu gaarayo arinta siyaasiga

Continue reading …
MD Farmaajo iyo Odayaal ka shiraya xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Waxaa soo baxaya warar ku aadan im haatan shir looga hadlayo xariga Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu haatan ka socdo Maaxtooyada Soomaaliya. Shirkan ayaa waxuu u dhaxeeyaa Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynayaasha Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle, waxaana laga hadlayaa xariga Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Ilaa 40 odayaal dhaqameedyo ayaa qeyb ka ah shirka ka socda […]

Continue reading …
TOP NEWS Ciidamada Kenya Oo Arday Iyo Macalimiin Xiray Ku Xiray Mombaasa

Wararka naga soo gaaraya duleedka deegaanka Galgala ee Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in gaari ay la socdeen ciidamada Puntland qarax loo dhigay Gaarigaan ayaa lagu soo waramayaa in ay haleeshay miinada nooca dhulka lagu aase ee meelaha fogfog laga hago sida ay sheegen dad goobjoogayaal ah in kastoo an weli […]

Continue reading …
Kadib weerar ay ku qaadeen Ciidamada Kenya Dugsi ku yaalla Magaalada

Kadib weerar ay ku qaadeen Ciidamada Kenya Dugsi ku yaalla Magaalada Mombasa ee Dalkaasi ayaa waxa ay Xabsiga u taxaabeen 2 Macallin iyo 100 Arday oo Dugsigaasi wax ka baranayay, kuwaasi oo lagu eedeeyay Argagaxisanimo, Waxaana saraakiisha Boolisku ay sheegeen in muddo dheer ay indho indheynayeen waxa lagu qabto Dugsigaasi, islamarkaana ay ogaadeen in Ardayda […]

Continue reading …
Kenya Oo Wadahadal Ku Adkeysaneysa Muranka Badda, Akhriso Sooyaalka Murankaasi

Dowladda Kenya ayaa todobaadkan ka jawaabtay kiiska dacwad badeedka ay Soomaaliya hor-dhigtay maxkamadda, iyada oo qoraal u dirtay maxkamadda cadliga adduunka ee Hague, Netherlands. Dacwada ayaa ku saabsan in la xadeeyo badda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ee badweynta Hindiya, iyada oo la oogay 28 August 2014. Kiiskan, Soomaaliya waxaa ay rabtaa in xadka noqdo “equidistant line” […]

Continue reading …
XOG: Mukhtaar Roobow oo helay Fursad uu kaga dhex muuqan karo DF laguna aamino karo

Iyadoo cirka ay isku sii shareerayaan khilaafka soo kala dhex galay Saraakiisha ugu sareysa Ururka Al-Shabaab ayaa hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur uu soo xera geliyo Saraakiil Shabaab dhexdooda caan ka ah oo shacabka Soomaaliyeedna si weyn u garanayaan. Wariye ku sugan magaalada Baydhabo oo khadka Taleefanka kula […]

Continue reading …
DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka dhacay duleedka Boosaaso

Qaraxan oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa lagu beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland. Qaraxa ayaa sida la sheegay waxaa Ciidamada Puntland lagula beegsaday Duleedka Magaalada Boosaaso. Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa lagu dilay Saraakiil ka tirsanaa Maamulka Puntland. Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay mas’uuliyada […]

Continue reading …