TOP NEWS Ciidamada Kenya Oo Arday Iyo Macalimiin Xiray Ku Xiray Mombaasa

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,CONTACT US,ENGLISH NEWS,MAQAALO,Uncategorized,WARARKA MAANTA |

Wararka naga soo gaaraya duleedka deegaanka Galgala ee Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in gaari ay la socdeen ciidamada Puntland qarax loo dhigay

Gaarigaan ayaa lagu soo waramayaa in ay haleeshay miinada nooca dhulka lagu aase ee meelaha fogfog laga hago sida ay sheegen dad goobjoogayaal ah

in kastoo an weli la xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaas,ayaa hadana Al-Shabaab waxa ay sheegteen in ay ku dileen taliyihii howlgallada Ciidamada BIS-ta Puntland oo ay magaciisa ku sheegeen Galayr Xasan Yuusuf.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *