MD Farmaajo iyo Odayaal ka shiraya xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,CONTACT US,ENGLISH NEWS,MAQAALO,Uncategorized,WARARKA MAANTA |

Waxaa soo baxaya warar ku aadan im haatan shir looga hadlayo xariga Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu haatan ka socdo Maaxtooyada Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxuu u dhaxeeyaa Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynayaasha Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle, waxaana laga hadlayaa xariga Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Ilaa 40 odayaal dhaqameedyo ayaa qeyb ka ah shirka ka socda Madaxtooyada Soomaaliya.

One Response to MD Farmaajo iyo Odayaal ka shiraya xariga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

  1. madaxweynaha waa fidinkaraa cafis laakiin case kaan shaqo kuma laha sababtoo ah waxay la taalaa garsoorka waa fal dambiyeed dhacay. Dambigaasna kama gelin asaga

    Ceentey
    December 21, 2017 at 5:48 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *