Caaqilada Iyo Nabadoonada Kasoo Jeeda Beesha Siyaasi C C Shakuur Oo Baaq U Jeediyey Shacabka

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,CONTACT US,ENGLISH NEWS,MAQAALO,Uncategorized,WARARKA MAANTA |

caaqil c raxiin xasan fanax oo kamid ah caaqilada beesha uu kasoo jeedo siyaasi c raxmaan c shakuur ayaa shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay is dajiyaa

xili maanta lagu waday in siyaasi c ramaan c shakuur maxkamada gobolka banaadir lasoo is taajiyo

isagoona sheegay in ay wadaan dadaalo xal loogu gaarayo arinta siyaasiga

One Response to Caaqilada Iyo Nabadoonada Kasoo Jeeda Beesha Siyaasi C C Shakuur Oo Baaq U Jeediyey Shacabka

  1. Yacni wuxuu ula jeedaa yey hubka qaadanin oo dagaalamin ALLA BOOTO BADANAA sow ma oga in loo diyaarsanyahay

    Ceentey
    December 21, 2017 at 5:53 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *