Qaraxa ayaa sida la sheegay waxaa Ciidamada Puntland lagula beegsaday Duleedka Magaalada Boosaaso.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa lagu dilay Saraakiil ka tirsanaa Maamulka Puntland.

Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay mas’uuliyada Qaraxan ka dhacay duleedka Magaalada Boosaaso.